Mid kamid ah Dowlada Caalamka oo la sheegay in ay Basaasto Xogta Midowga Afrika

Dowlada Shiinaha oo kamid ah Dowladaha Caalamka ugu awooda badan ayaa lagu eedeeyay in ay basaasto xarunta Midowga Afrika ee kuyaala magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Wargeyska Le Monde ee kasoo baxa dalka Faransiiska ayaa qoray in dowlada Shiinaha ay basaasto xarunta Midowga Afrika , dhismaha Xaruntan oo ka kooban 20 dabaq ayaa waxaa … Continue reading Mid kamid ah Dowlada Caalamka oo la sheegay in ay Basaasto Xogta Midowga Afrika